
MADAXA BANKIGA ADUUNKA EE SOOMAALIYA OO MAANTA BOOQASHO KU TIMID BANKIGA DOWLADA PUNTLAND

State Bank of puntland Foster price stability and build a robust stable, up to date and sound financial system of Puntland.

MADAXA BANKIGA ADUUNKA EE SOOMAALIYA OO MAANTA BOOQASHO KU TIMID BANKIGA DOWLADA PUNTLAND

State Bank of Puntland officials today met with a delegation led by World Bank Country Director for Somalia The purpose of their visit was to observe the work of the World Bank's projects in #PL @statebankPl @WorldBank @WorldBankAfrica

Madaxda sare ee Bankiga DPL ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ay hogaminayso madaxa Bangiga Addunka ee Soomaaliya Kristina Svensson. Ujeedada socdaalkooda ayaa daaranaa sidii ay ugu kuur geli lahaayeen shaqooyinka mashaariicda Bangiga adduunku ka wado PL

Sawiro: Dhamaadka xafladii daahfurka dhismaha cusub ee Bankiga DPL

Sawiro: Dhamaadka xaflada daahfurka dhismaha cusub ee bankiga Dowlada Puntland







‘’ Shacabku waa inay Aaminan Dawladoda, Dawladuhu waxay wax ku dhisaan Canshurta dadkoda, Shacabku Canshurta ha bixiyan, Waxan ballan qadaynaa inan Bulshada ku celinno’’ Madaxweyne Siciid Deni #PLStateBank #puntlandTurn23 @Plstatehouse @SaidAbdullahiDe #DaahfurkadhismabangigaPL

‘’ Waxaan u baahannahay in Dhaqaaluhu kobco, Ganacsiyada gaarka loo leeyahayna kobcaan’’ Madaxweyne Siciid Deni @Plstatehouse #puntlandTurn23 #statebankPL


‘’ 23 sano ayaan jirnaa waxaan dhisannay Dawlad, waxaan u baahannahay inaan u noolaanno sida Dawladaha Caalamka, waa inaan dhisannaa Hay’adaha Dawladda, Qorshahayagu waa inaan Tayayno Hay’adaha Dawladda’’ Madaxweyne Siciid Deni #statebankPl @Plstatehouse

‘’ Waxaan si Rasmi ah u daah-furnay Bankiga Dawladda Puntland, waxaan u Mahad celinayaa Maamulka Bankiga & Shirkadda Albashid oo har & habeen usoo jeeday Hirgelinta Mashruucan’’ @SaidAbdullahiDe #DahfurkabangigaPl